RE-ADVERTISEMENT: INVITATION TO BID FOR PURCHASING AND DISTRIBUTION OF ENERGY EFFICIENCY COOKING STOVES AND LPG CYLINDERS WITH COOKERS
August 6, 2019
Invitation Letter
August 6, 2019
Invitation Letter
May 28, 2019
Madaxwayne ku xigeenka puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ay wehlinayaan Wasiirka Wasarada Deegaanka, beeraha iyo isbedelka cimilada puntland Ismaaciil Diiriye Gamadiid, Wasiir kuxigeenka wasaarada Iyo agaasimaha guud Ayaa manta Xariga Jar War Ay biyihu fariistan qaab casri ah looga dhismay deeganka salaxley ee degmada Garoowe kaga beegan dhanka koonfureed…..
May 22, 2019
Wasiirka wasaarada Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL Prof, Ismaaciil Diiriye Gamadiid, agaasimaha guud ee wasaarada Mudane, Cabdicasiis Nuur Cilmi “Koor”, Saraakiil ka socotay hay’ada UNDP, maamulka degmada Garoowe iyo maamulka gobolka Nugaal..
April 29, 2019
Wasaarada Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka cimilada DPL oo kaashanaysa hay’adda UNDP oo qayb ka mashruuca yaraynta isticmaalka iyo ka ganacsiga dhuxusha ayaa magaalada Badhan ka qaybsi Burjikooyinka dhuxusha yareeya kuwaas oo ay u qaybisay qaarkamid ah haweenka ganacsiga yaryar ku haysta magaalada Badhan.
December 23, 2018
Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada DPL ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay shirweyne wacyigelin ah oo ku saabsan yareynta Isticmaalka Dhuxusha, Shirkaan ayaa socon doona mudo labo cisho ah waxaana Wasaaradda Deegaanka qabanqaabadiisa kala qaybqaadatay Hay’adda UNDP.
December 12, 2018
Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka Cimilada DPL oo kaashanaysa hay’adda UNDP ayaa maanta tababar ku saabsan habka wanaagsan ee tabinta warbixinada la xiriira arimaha Deegaanka u furtay wariyeyaal ka kalayimid qaybaha kaladuwan ee Warbaahinta magaalada Garoowe.
Gudoomiyaha ururka Warbaahinta Puntland ee MAP Mudane, Maxamed Daahir Caynsane oo ka hadlay furitaankii tababarkaan ayaa sheegey in ay rajaynayaan in wax wanaagsan lagu barto tababarka islamarkaasna waxa uu sheegay in ay qorshaynayaan in wariyeyaasha loo sameeyo xirfado wartabineed oo gaar ah islamarkaasna la helo wariyeyaal leh xirfado khaas ah oo ay sifiican u bartaan.