0

Charcoal Awareness / Mashaariicda / Proscal / Warbixino / Warka

Wasaarada Deegaanka iyo UNDP oo Burjikooyin ka qaybiyey magaalada Badhan.

29th April 2019 at 10:17 am By

Wasaarada Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka cimilada DPL oo kaashanaysa hay’adda UNDP oo qayb ka mashruuca yaraynta isticmaalka iyo ka ganacsiga dhuxusha ayaa magaalada Badhan ka qaybsi Burjikooyinka dhuxusha yareeya kuwaas oo ay u qaybisay qaarkamid ah haweenka ganacsiga yaryar ku haysta magaalada Badhan.

Qaybinta burjikooyinkan waxaa ka qaybgalay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Xildhibaano katirsan dawlada Puntland iyo maamulka degmada Badhan ee gobolka Sanaag, Waxaana ay dhamaantood soo dhaweeyeen qaybinta Burjikooyinka oo faa’iido wayn u leh deegaanka islamarkaasna ka qaybqaadanaysa hormarinta Ganacsiga gabdhaha.

Leave a Reply