0

Warka

Wasaaradda Deegaanka,Beeraha iyo Isbedelka cimilada iyo CEFA oo kulmay.

29th January 2020 at 7:31 am By

Waxaa maanta xarunta dhexe ee wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ka dhacay shir ay yeesheen madaxda wasaaradda Deegaanka iyo Madax ka socotay hay’adda CEFA gaar ahaana Mashruuca joogtaynta timirta iyo Sugnaanta wax soosaarka ee Soomaaliya.

Shirkaan oo uu shir gudoominayey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Mudane, Ismaaciil Diiriye Gamadiid Waxaa ka qaybgalay wasiir kuxigeenka Wasaarada, Agaasimaha Guud, agaasimeyaasha Wasaaradda iyo madax ka socotay hay’ada CEFA waxaana looga wada hadlay sidii loo hormarin lahaa Waxsoosaarka timirta Puntland iyo bilaabista mashruuc balaaran oo kusaabsan beerista iyo waxsoosaarta timirta oo dhawaan Puntland ka bilaabmi doona.

Leave a Reply