0

Warka

Wasiirka Deegaanka oo booqday Jaamacada Boosaaso.

1st March 2020 at 6:49 am By

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka,Beeraha iyo isbedelka Cimilada Prof. Ismaaciil Diiriye Gamadiid iyo masuuliyiin kale oo kamid wasaaradda ayaa maanta booqday Jamacada Boosaso University xarunteeda dhexe ee magaalada Boosaaso gaar ahaan kuliyada Beeraha iyo Xanaanada xoolaha.

Wasiirka ayaa qaybaha kala duwan ee jamacada booqday sida beerta tijaabada iyo laababka Jamacada waxana ku soo dhowayay madaxda jamacada.

Leave a Reply